Falanqaynta Qamaarka Juventus vs Man City & Talooyin - Giants oo isku haleelay Koobka Kooxaha Adduunka FIFA
25 Lix 2025
Read More
Falanqeynta Kulanka Aston Villa vs PSG – Villa ma soo celin kartaa guuldarada ka soo gaartay wareega 8-da Champions League?
- Aston Villa ayaa dooneysa inay ka gudubto labo gool oo looga PSG .
- Villa waxay ku faantaa sagaal guul oo xiriir ah tobankii kulan ee ugu dambeysay; aan laga badin guriga.
- PSG lugtii hore ku badisay 3-1; ayaa goor hore soo gebagebeeyey horyaalka Faransiiska ee Ligue.

Paris Saint-Germain iyo Aston Villa (Sawirka Getty)
- Falanqeynta Kulanka Aston Villa vs PSG
- Foomka
Falanqeynta Kulanka Aston Villa vs PSG
Aston Villa ayaa doonaysa in ay iska dhaafiso laba gool oo looga hormaray marka ay Villa Park ku soo dhaweeyaan kooxda Luis Enrique ee PSG lugta labaad ee Quarter Final-ka Champions League.
Foomka
Aston Villa kulankan soo gashay iyada oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jirta iyada oo badisay sagaal kulan tobankii kulan ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan oo ay ku jirto 3-0 ay kaga badisay Southampton kulankoodii ugu dambeeyay Premier League .
Villa ayaa ku guuleysatay 7 ka mid ah kow iyo tobanka Champions League seddex guuldarro iyo hal barbaro.
Kooxda Unai Emery ayaa laga dhaliyay lix ka mid ah sideedii kulan ee ugu dambeeyay Champions League halka afar ka mid ah kow iyo tobankii kulan ee Champions League ee xilli ciyaareedkan ay labada kooxoodba goolal ka dhaliyeen.
Aston Villa ayaan gurigeeda looga badin Champions League xilli ciyaareedkan afar guul iyo hal barbaro shan kulan oo ay ciyaartay.
PSG ayaa xiliciyaareed kaan soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah waxayna ku soo gabagabaysay horyaalka France ee Ligue-ga iyada oo kulamo ay u hadhsan yihiin.
Waxa ay badiyeen todobo kulan oo xiriir ah tartamada oo dhan oo ay ku jirto guushii 3-1 ay ka gaareen Aston Villa lugtii hore.
Kooxda reer France ayaa haatan badisay 7 ka mid ah sideedii kulan ee ugu dambeeyay ee champions League waxana ay wax ku dili jireen goolka hortiisa.
Waxa ay dhaliyeen laba gool ama wax ka badan lix ka mid ah sideeda kulan ee ay ciyaareen halka 7 ka mid ah kulankoodii champions League xilli ciyaareedkan ay arkeen in ka badan 2.5 gool.
PSG ayaa badisay 4-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ku ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda tartanka champions League iyada oo kaliya hal kulan lix kulan oo ay marti ahaayeen xilli ciyaareedkan oo ay labada kooxoodba goolal dhaliyeen.
Latest News
-
Koobka Adduunka FIFA
-
Koobka Adduunka FIFAHorudhaca RB Salzburg vs Real Madrid & Talooyin sharadka – Real si ay u xaqiijiso kaalinta ugu sareysa FIFA CWC25 Lix 2025 Read More
-
Koobka Adduunka FIFAFalanqaynta Kulanka PSG vs Botafogo & Talooyin – PSG oo ku guulaysan doonta Koobka FIFA Adduunka19 Lix 2025 Read More
-
Koobka Adduunka FIFAMan City vs Wydad Casablanca Talooyin & Horudhac - City si ay u awoodaan FIFA Club World Cup17 Lix 2025 Read More
-
Koobka Adduunka FIFABoca Juniors vs Benfica Talooyin & Horudhac - Benfica si ay ugu guulaysato furitaanka koobka kooxaha aduunka FIFA16 Lix 2025 Read More